|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Xildhibaan Barkhad Batuun Ugu Baaqay In Aanu Culimada Wanjalin Marka Uu ka Hadlayo Masraxyada!
July 23, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Sheekhul Baladka mMgaalada Boorama Sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar ayaa ka hadlay hadal madal uu shalay ka baxay uu ka sheegay xildhibaan barkhad batuun taasi oo uu sheegay sheekhu in aanu odhan Sheikh cabdilaah sheikh cali jawahar ayaa xildhibaan barkhad batuun usoo jeediyay in aanu culimada ka sheegin wax aanay odhan marka uu ka hadlayo masraxyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Warbaahinta Dunida Oo Qaadaa-dhigay Hadal Shalay Somaliland Ka Soo Saartay Xaaladda Sii cakirmaysa E... “Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Raali Ayey Ka Tahay In Hawada Somaliland Lagu Wareejiyo Soomaaliy... Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja oo Taliyaha Ciidanka Booliska Ka Difaacay Eedo L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|