Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Haystay M. Hargaysa, Kuna Baaqay In Sharciga La Horkeeno Dadkii Falkaasi Gaystay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Haystay M. Hargaysa, Kuna Baaqay In Sharciga La Horkeeno Dadkii Falkaasi Gaystay.
July 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa si adag uga hadlay fal fool xun oo magaalada hargaysa kufsi iyo dil loogu gaystay marxuumad lagu magacabi jiray Hinda Cumar

Sheekh Aadansiiro ayaa xukuumada ugu baaqay in talaabo sharci oo deg deg ah laga qaado raga falkaasi waxashnimada ugaystay gabadha taasi oo loo baahan yahay in ay cidkasta oo reer Somaliland ahi ay dhinac uga soo wada jeestaan waxka qabashada falal noocaasi ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS