Sh. Barbaraawi Oo Kasoo Horjeestay In Loo Istaago Calanka Jsl Muxuuse Ku Sobobeeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sh. Barbaraawi Oo Kasoo Horjeestay In Loo Istaago Calanka Jsl Muxuuse Ku Sobobeeyay!
July 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheikh barbaraawi oo kamid ah culimada hargaysa ayaa kazoo horjeestay in loo istaago calanka tawxiidka ah ee jamhuuriyada somaliland,

Sidoo kle sheikh barbaraawi ayaa  taageeray falkii uu ku kacay cabdimaalik coldoon oo diiday in uu ukaco calanka somaliland xili madaxda iyo shacabka ah u istaageen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS