Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Shaacisay Wakhti Ay Ku Dhawaaqayso Natiijada Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Shaacisay Wakhti Ay Ku Dhawaaqayso Natiijada Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland.
July 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyha Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland Aadan Xaaji Cali  ayaa shaaciyay wakhtiga ay ku dhawaaqayaan natiijada rasmiga ah ee golaha wakiilada somaliland.

Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada sare ayaa madaxda xisbiyada, wasiirada ay khusayso, ururada bulshada  iyo madaxwaynaha somaliland ku war galisay in ay kala soo qaybgalaan u dhawaaqista natiijada golaha wakiilada oo ay umudaysay maalinta bari ah taariikhduna tahay 07/07/2021 kuna beegan  khamiista

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY MAXKAMADA SARE EE JSL;

 

COMMENTS
LINKS