Markabkii Ugu Horeeyay Ee Dalka Itoobiya Leeyahay Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Markabkii Ugu Horeeyay Ee Dalka Itoobiya Leeyahay Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera!
July 6, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Markii ugu horeeyey ee laga leeyahay dalka itoobiya ayaa kusoo xidhay marsada cusub ee berbera kaasi oo ay ka wakiil yihiin shirkad reer Somaliland ee laas.

Masuuliyiin ka socday markabkan ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha rugta ganacsiga ee somailand

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS