|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Biixi Waxa Uu Si Cad Noogu Sheegay In Aanu Sii Daynayn Shirkada Fly Dubai”Xil. Caano-boodhe.
July 14, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed jaamac caano boodhe oo kamid ah xildhibaanadii kazoo baxay gobolada bari ee xisbiga ucid hore ushaaciyay in uu taageersan yahay xildhibaan usharaxan gudoomiye kuxigeenka kowaad ee xisbi xaaakimka kale ayaa sheegay in uu ka laabtay mawqifkiisii islamarkaana uu dhisayo isbahaysiga mucaaridka Sidoo kale xildhibaan caano baadho ayaa sheegay in madaxwaynuhu sicad ugu yidhi waxaa madalayaa maamulka fly dubai HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Magaala... “Maalmahan Waxaa Socotay Dooda Ah Xukuumada 4sano Ayay Joogtaye Maxay Qabatay?Runtii Waxbadan Ayaanu... Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Laga Wareejiyay oo Heshiis Rasmi Ah Wada Gaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|