“Madaxwayne Biixi Hadii Uu Xidho Xildhibaan Mustafe Waxa Lagu Murmi Doonaa Madaxtinimadiisa” Boqor Buurmadow. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Biixi Hadii Uu Xidho Xildhibaan Mustafe Waxa Lagu Murmi Doonaa Madaxtinimadiisa” Boqor Buurmadow.
July 30, 2021 - Written by Editor:

DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland gaar ahaan gobolada bari ayaa si kulul uga hadlay shir dhawaan dalka itoobiya lagu sameeyay xildhibaan mustafe oo katirsan xildhibaanada gobolka sool uga so baxay xisbiga kulmiye

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa ka digay xadhig uu sheegay in xukuumadu doonayso in ay kula kacdo xildhibaan mustafe oo ay isku beel yihiin isagoo ku hanjabay hadii madaxwayne biixi uu arintaasi fuliyo in aanu isna madaxwayne sii ahaanayn,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;;

COMMENTS
LINKS