Maayarada Gabiley Iyo Hargaysa Oo Ka Qaybgalay Meher Aroos Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Wiil Naafo Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarada Gabiley Iyo Hargaysa Oo Ka Qaybgalay Meher Aroos Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Wiil Naafo Ah.
July 2, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarada gabiley iyo hargaysa aya maanta ka qaybgalay meher qaran oo loo sameeyay lamaane nolosha ku midoobay.

Meherka cilmi oo ah wiil naafo ka labada gacmood iyo marwadiisa deeqa ayaa ahaa mid siwayn loosoo agaasimay iyagoo markii uu meherku dhamaaday maayar amiin iyo cabdikariim ay booqday hogya ay degan tahay aroosadu oo ay maamuus ugu tageen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS