Maamulka Dawlada Hoose Iyo Shacabka Hargaysa Oo Fuliyay Wajigii Labaad Ee Ololaha Nadiifinta Dooxa Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Iyo Shacabka Hargaysa Oo Fuliyay Wajigii Labaad Ee Ololaha Nadiifinta Dooxa Hargaysa.
July 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa iyo shacabka ku dhaqan hargaysa ayaa maanta si wada jir ah ufuliyay wajigii labaad ee ololaha nadiifinta dooxa hargaysa.

Waxaana ololan ka qaybg qaatay maayarka caasimada xildhibaano goloaha katirsan iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale shacabka hargaysa ayaa qayb laxaadle ka qaatay ololahan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS