Ingiriiska Oo Bogaadiyay Dadaalada Horumarineed Ee Uu Bilaabay Maayarka Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ingiriiska Oo Bogaadiyay Dadaalada Horumarineed Ee Uu Bilaabay Maayarka Caasimada Hargaysa.
July 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wakiilka dalka ingiriiska ufadhiya caasimada hargaysa Stuar Brown ayaa bogaadiyay dadaalada horumarineed ee uu bilaabay maayarka cusub ee caasimada hargaysa Cabdikariim axmed mooge ee ololaha nadaafadeed ee caasimada.

Sidoo kale wakiilka dalka uk ufadhiya caasimada Somaliland ayaa sheegay in ka dawlad ahaan ay taageerayaan dadaalada uu wado maayarka caasimada hargaysa.

Dhanka kale wakiilka dalka uk ufadhiya caasimada hargaysa ayaa sheegay in ay joojiyeen isticmaalka caagadaha iyo waxyaabaha qashinka ah isagoo usoo jeediyay in ay ku daydaan haayado kale iyo ganacsatada Somaliland oo aan iyagu ka qayb qaadan ololihii nadiifinta dooxa hargaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS