|
|||||
WAJAALE NEWS
“ Hadii Calanka Somaliya Faa,iido Leeyahay Kuwa Somaliya Jooga Ayaa Ku Faa,idi Laheyd..”Wasiir Seed.
July 19, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha oo ka hadlayay siidaynta hablo reer boorama oo loo xidh xidhay calanka somaliya oo ku lamisteen ayaa wacad ku mary in aanu madaxwaynaha kala hadli doonin cidanbe oo reer boorama oo loo xidho fal noocan oo kale ah. Sidoo kale wasiir axmed muumin ayaa sheegay hadii calanka somaliya faa,iido leeyahay in ay ku faa,iidi lahaayeen kuwo xamar jooga ee sodon abni daro hadhaysay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayarka Laascaanood Oo Hay,addo Caalami ah Iyo Safaarada Mareykanku Ku Bogaadisay Doorka Ay Ka Qaat... Somaliya: “Iyadana Ma Belaayaa Ka Hig Leh, Mise Way Ka Heshiin Caqabadaha Hor Yaal Doorashada?Siyaas... DAAWO;-Mudo-haraado Maanta Ka Dhacay Magaalada Jabuuti Iyo Xaaska Duuliyaha Xidhan Oo Shacabka Farii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|