|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sharci daro Ku Tilmaamay Heshiish Ay Kulmiye La Galeen Xildhibaano Xisbiga Ucid Katirsan.
July 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka eng faysal cali waraabe ayaa sharci daro ku timaamay heshiish ay xisbiga xaakimka lag galeen xildhibaano kasoo baxay xisbigiisa ucid Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in xildhibaanka sharci jabiyaa uuu waayay kursigii uuu ku fadhiyay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|