Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbigiisa Ee Furista Ururada Iyo Qabsoomida Laba Doorasho Ee Kasoo Horeeya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbigiisa Ee Furista Ururada Iyo Qabsoomida Laba Doorasho Ee Kasoo Horeeya!
July 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha xisbiga Wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mawqifka xisbigiisa ee furista ururada siyaasada

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa ku baaqay in xukuumadu diyaariso doorashada golaha guurtida iyo ta madaxtooyada oo labaduba kazoo horeeya wakhtiga la furayo ururada siyaasada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS