Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Hambalyo Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Hambalyo Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed.
July 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro ayaa umada islaamka iyo guud ahaan shacabka Somaliland udiray dhambaal hambalyo ah munaasibada ciida awgaad isagoo ilaahay uga baryayay caafimaad qab iyo nabadgalyo

HALKAN KA AAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS