Golaha Amaanka Oo Go,aamo Kasoo Saaray Xiisada Biyo Xidheenka Ee Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Amaanka Oo Go,aamo Kasoo Saaray Xiisada Biyo Xidheenka Ee Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar!
July 9, 2021 - Written by Editor:

MASAR(W,N)-Shirkii golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa lagaga hadlay xiisada cakiran ee ka tagaana buuxinta biyo xidheenka ee udhaxaysa dalalka masar,suudaan iyo itoobiya taasi oo laga cabsi qabo in ay ka dagaalo ka dhex qarxaan.

Golaha amaanka ayaa go,aamiyay in xiisada udhaxaysa dalal itoobiya iyo masar ee biyo xidheenka arinteeda ay mudan tahay in lagaga hadlo ururka midowga Africa oo ay xalintiisu utaalo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS