Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharcigu Waxa Uu Ka Qabo In Xildhibaanka La Xidhi Karo Iyo In Uu Xisbigiisa Ka Leexdo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharcigu Waxa Uu Ka Qabo In Xildhibaanka La Xidhi Karo Iyo In Uu Xisbigiisa Ka Leexdo!
July 31, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah sharciyaqaanada reer somaliand ee madaxbanaan ayaa wax laga waydiiyay sharcigu waxa uu ka qabo in xildhibaanka la xidhi karo bilaa sobob

Sidoo kale Garyaqaan guuleed ayaa ka hadlay sharcigu waxa uu ka sheegayo xildhibaanada xisbiyadii ay kazoo baxeen ka tagay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS