|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ganacsatada Waxaan Ka Codsaneynaa Inay Naga Caawiyaan Sameynta Wadooyinka, Waxaanan Usheegayna In Loogu Magac…Maayarka Caasimada.
July 14, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada haraysa cabdikariim axmed mooge oo caawa kulan la qaatay ganacsatada reer Somaliland ayaa usoo bandhigay in ay kala qaybqaataan horumarinta caasimada iyo dhismooyinka wadooyinka iyo biriijyada Sidoo kale maayar cabdikariim ayaa ganacsada usoo jeediyay maadama ay ku ganacsatadaan caasimada hargaysa in ay muhiim utahay iyadoo qurux badan wadooyinka ay dhisaana loogu magic dari doono ganacsatada dhisay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudida Joogtada ah Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Anshax-marin& Ganaax Lacageed Dul Dhigay Xildhibaa... Daawo:Qaar Ka Mid ah Culimada Dalka Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Golaha Wakiilada Una Soo Jeediyay In ... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Horkacaya Masuuliyiin Kale Oo Maanta Soo Kormeeray Shirkada Kal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|