Gabadhii Yarayd Ee Laga Xaday Gurigooda Oo Helay +Xogo Dheeraada oo Laga Helayo Cida Xaday Iyo Halka Lagu Soo Qabtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadhii Yarayd Ee Laga Xaday Gurigooda Oo Helay +Xogo Dheeraada oo Laga Helayo Cida Xaday Iyo Halka Lagu Soo Qabtay.
July 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gabadh yar oo habeen hore xili danbe gurigooda laga xaday kadib markii kooxda xaday ay guriga oo jiingad ahaa inta ay jeexeen ay kala baxeen inantan yar oo hurday ayaa maanta la helay kadib hawlgalo dheer oo ay sameeyeen ciidanka nabadgalyada Somaliland iyo shacabka reer hargaysa oo dadaal dheer galay.

Sidoo kale midkamid ah silsiladii inantan yarxaday ayaa gacanta lagu soo dhigay kaasi oo laga qabtay isagoo gabadha yar wata deegaanka xeedho oo woxogaa ujirta halkii hore looga xaday oo ahayd gantaalaha.

HALKAN  KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS