|
|||||
WAJAALE NEWS
Gabadhii Yarayd Ee Laga Xaday Gurigooda Oo Helay +Xogo Dheeraada oo Laga Helayo Cida Xaday Iyo Halka Lagu Soo Qabtay.
July 1, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gabadh yar oo habeen hore xili danbe gurigooda laga xaday kadib markii kooxda xaday ay guriga oo jiingad ahaa inta ay jeexeen ay kala baxeen inantan yar oo hurday ayaa maanta la helay kadib hawlgalo dheer oo ay sameeyeen ciidanka nabadgalyada Somaliland iyo shacabka reer hargaysa oo dadaal dheer galay. Sidoo kale midkamid ah silsiladii inantan yarxaday ayaa gacanta lagu soo dhigay kaasi oo laga qabtay isagoo gabadha yar wata deegaanka xeedho oo woxogaa ujirta halkii hore looga xaday oo ahayd gantaalaha. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo ZamZam Cabdi Aaden Oo Lacagtii Doorashada Ku Wareejisay Ko... Qiimaha Shidaalka Oo Kor Uga Kacay Suuqyada Somaliland, Cadadka Lacagta Ku Biirtay Halka Litir Iyo C... Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Qarxay Maareeyaha Dekeda Berbera Iyo Ku Xigeenkiisa+Ku Xigeenka Oo Madaxto... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|