|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaanada Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Qadiyada Jsl Iyo Dhalinyaro Calanka Somaliya Loogu Xidh Xidhay Gudaha Somaliland!
July 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo ka Mid ahayd hablihii usoo halgamay madax banaaninada Jamhuuriyada somaliland ayaa ka hadashay Iyadoo ku sugan Dalka faransiiska arimo door ah oo mudooyinkii udanbeeyay ka Taagnaa Dalka somaliland. Kala duwanaanshaha sidii loo gumaystay somaliya iyo sidii Somaliland uu ula dhaqmi jiray ingiriisku. Sidoo kale fanaanad sahra halgan ayaa sheegtay dhalinyaro maalmihii udanbaysa meelo kamid ah dlka somaliland kula soo baxay calanka somaliya ay yihiin kuwo ay soo abaabuleen cadowga Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shil Gaadhi Oo Goordhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabilay Iyo Khasaare Is... Madaxweyne silaanyo oo la filayo in uu maalinta Berri ah Xadhiga ka Jari Doono Garoonka Diyaaradaha ... Kormeerka Wa Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL oo karmeer shaqo kutagay wadad barbera iyo hargeisa wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|