|
|||||
WAJAALE NEWS
Faah Faahinta; Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boorama Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
July 23, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Shil gaadhi Oo Galabta ka dhacay duleedka Magaalada Boorama Kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo kala ah bas ay leedahay shirkada bari iy galbeed iyo gaadhi tukhaan ah ayaa sobobay khasaare iskugu jira Alle ha,naxariistee dhimashada 2qof iyo dhaawac kale iyadoo dadkii ku dhaawacmay lagu dawaynayo cisbitaalka magaalada boorama,
Taliyaha ciidanka taraafikada ee gobolka awdal ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha uu sobobay shilkani. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Tijaabadii Caalamku Waxay Noqotay In Suuqa Xorta Ahi Yahay Ka Dalka Horumariya,Kaasaanu Ku Taagan n... Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay Addis-... DAAWO;-Munaasibada Shaacinta Eng Aadan Jaamac Xadi (Mideeye) Oo Usharaxa Golaha Deegaanka Caasimada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|