|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowlada Itoobiya Oo Xabsiga Ka Siidaysay Haweenay Shan Sano Xidhnayd Iyo Sobobta!
July 9, 2021 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Dawladda Itoobiya ayaa shalay xabsiga kasii daysay haweenay la sheegay in horray loogu riday Xukun 20sano oo xadhig ah. Haweenayda xabsiga laga sii daayay ayaa xidhnayd 5sano oo kamid ah Xukunka lagu riday. Haweenaydan ayaa lagu haystay dil lagu eedeyay in ay u gaysatay gabadh ay Eedo u ahayd ama Aayo u ahayd sida hadba loo yaqaano kadib markii gabadhii loo malaynayay in la dilay ay timid iyada oo socota sidaasina xabsiga lagaga soo daayay eedaysanaha. Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay in ay raali galin ka bixisay xukunkaasi isla markaana ay magdhaw u balan qaaday haweenaydasi xidhnayd.
Related posts:Ciidanka gurmadka Dad- Damiska Somaliland Oo Ay Soo Wajahday Jahwareer Maamul Iyo Mushahar la,aan DAAWO;-Orodyahanka Caanka Ee Maxamed Faarax Oo Booqday Garoonka Kubada Cagta Ee Loogu Magacdaray Mag... Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Dab La Taagay Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dawla... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|