|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Hakad Galisay Duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa Iyo Sobobta!
July 26, 2021 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Itoobiya ayaa hakad galisay Duulimaadyadii Garoonka caasimada Addis Ababa kadib markii Cimilada Addis Ababa oo xun awgeed iyo ceeryaan sobobtay in aanay diyaaraduhu degi kari duulimaadyadii Garoonka Bole International Airport. Sidoo kale dawlada ayaa Dhamaan duulimaadyadii garoonka caasimada adis ababa u weecisay garoonada kale ee ku dhaw adis ababa. Dhanka kale duulimaadyo badan oo Ethiopian Airlines ah ayaa ka dagay Garoonada Diyaaradaha ee Jabuuti iyo Khartuun. Majiro wakhti cayiman oo la sheegay in aanay diyaaraduhu ka degi Karin garoonka adis ababa balse waxay ku xidhan tahay hadba sida ay noqoto cilimadu Related posts:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Amar Culus Dul Dhigay Imaamyada Masaajidada Iyo Waxa Uu Ku Saabsan Y... Waftigii Somaliland Uga Qayb-galayey Wada-hadalada Somaliya Oo Addis-Ababa Kulan Kula Qaatay Madaxwe... DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Shaaciyay Bandhiga Carwo Caafimaad Iyo Wakhtiga La Qabanayo! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|