DAAWO;Warbixin; Ciidamada Booliska Gabiley Oo Baacsanaya Gaadiidka Bijaajka Iyo Dhibta Ay Ku Hayaan Bulshada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Warbixin; Ciidamada Booliska Gabiley Oo Baacsanaya Gaadiidka Bijaajka Iyo Dhibta Ay Ku Hayaan Bulshada.
July 21, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gaadiidka bijaajka oo mudooyinkii udanbeeyay kusoo badanaya magaalooyinka gabley iyo wajaale ayaa marka laga tago faa,iidada ay bulshadu ku qabto waxaa barbar socda dhibaatooyinka ay ku hayaan shacabka iyo anbiga iyagoo ciidamada boolisku khaati ka taagan yihiin wadayaasha gaadiidka,

Taliyaha qaybta ciidanka booliska ee gobolka gabiley ayaa mar uu ka hadlayay munaasibadii ciida wuxu sheegay in ay dhib ku hayaan amaanka

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS