DAAWO;-Xildhibaan Maxmed Abiib Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Deg Deg Usii Dayso Dhalinyaro Boorama Laga Soo Xidh Xidhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Maxmed Abiib Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Deg Deg Usii Dayso Dhalinyaro Boorama Laga Soo Xidh Xidhay.
July 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamid xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada kazoo baxay gobolka awdal xisbiga wadani ayaa ka hadlay hablo calanka somaliya lagaga soo xidh xidhay magaalada boorama oo xukuumadu ku xidhay gabiley iyo berbera

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa ka hadlay sida madaxwayne biiixi uga maarmay kursigii reer awdal ee shir gudoonka golaha wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS