DAAWO;-Xildhibaan Katirsan G. Wakiilada Oo Booqday Guriga Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Gaystay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Katirsan G. Wakiilada Oo Booqday Guriga Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Gaystay Magaalada Hargaysa.
July 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta booqasho ugu tagay ehelada gabadh magaalada hargaysa kufsi iyo dil fool xun loogu gaystay.

Xildhibaan barkhad batuun iyo xildhibaan sheikh axmed dayib oo u tacsiyadeeyay ehelada gabdhan ayaa si adag uga hadlay falkaasi iyagoo xukuumada ugu baaqay in talaabo deg deg ah laga qaado kuwii gaystay falkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS