DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Tigrey Iyo Dhibaatooyinkii Ay ka Gaysteen Deegaanada Somalida! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Tigrey Iyo Dhibaatooyinkii Ay ka Gaysteen Deegaanada Somalida!
July 4, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wasiirka warfaafinta dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka tigrey iyo qabsashada ay dib uqabsadeen gobolkooda

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa ka waramay dhibaatooyinkii ay maamulkii tigreygu hogaaminayeen ka  gaysteen deegaanada somalida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS