DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Komishanka Tamarta Oo Caawa Kormeer Kusoo Maray Suuqa Waaheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Komishanka Tamarta Oo Caawa Kormeer Kusoo Maray Suuqa Waaheen.
July 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose  ee caasimada Hargaysa iyo gudoomiyaha komishanka tamarta ayaa caawa Kormeer indho indhayn ah kusoo maray suuqa waaheen oo Komishanka tamartu ka wadeen hawlgal lagu hubinayo bad Qabka xadkaha laydh ee suuqa dhexmara.

Sidoo kale shacabka ku dhaqan suuqa waaheen ayaa sidiiran Usoo dhaweeyay hawlgala ay wadaan maamulka cusub ee dawlada hoose iyo komishanka tamarta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS