DAAWO;-Maamulka Jaamacada Camuud Iyo Ardaydii Goob Jooga Ahaa Markii Uu dhacay Dilka Marxuum Ibraahim Oo Waramay Sidii Wax Udhaceen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Jaamacada Camuud Iyo Ardaydii Goob Jooga Ahaa Markii Uu dhacay Dilka Marxuum Ibraahim Oo Waramay Sidii Wax Udhaceen!
July 6, 2021 - Written by Editor:

BORAMA(W,N)-Maamulka jaamacada camuud iyo qaarkamid ah ardaydii jaamacada ee goob jooga ahaa wakhtigii uu dhacay dilka marxuum ibraahim oo kamid ah ardayda jaamacada isamarkaana uu toogtay askari atirsan ciidanka ilaaliya jaamacada ayaa ka waramay qaabkii ay wax udhaceen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS