|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Dhul Ku Wareejiyay Jaamacada Tima Cade University
July 26, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa dhul Dan guud ah ku wareejiyay masuuliyiinta jaamacada tima cade Kaasi Oo ay ka hirgalin doonaan faraca ay yeelanayso magaalo Ganacsiyeedka wajaale.
Waxaana Munaasibada Ay Maamulka wajaale ku Wareejinayeen dhulka ka hadlay masuuliyiiinta degmada iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta iyo maamulka jaamacada tima cade iyo xubno katirsan wasaarada waxbarashada.
HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho! Xukuumada Somaliland Oo Beenisay War Kasoo Baxay Qaramada Midoobay Oo Lagu Shaaciyay Tirada Dadka Ku... Daawo:Marwo Faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Dhaliishay Joojinta Xuska Maalinta Gooni Isku Taaga Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|