|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Maalinta Bari Ah Kala Qaybgalaan Ololaha Muwaadin Nala Qurxi Magaalada!
July 28, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo uu weheliyo maayarka kuxigeenka ayaa shaaciyay in maalinta bari ah markale ay samaynayaan ololaha muwaadin nala qurxi magaaladaada Maayarka maxamed amiin ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ugu baaqay in ay ka qayb qaataan ololaa lagu qurxinayo magaalada ee lagu ururinayo dhagxaanta dhex tuulan xaafadaha magaalada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Oo Shirkii Ugu Horeeyay Yeeshay Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shir ... DAAWO;-Qaarkamid Ah Beeralayda Gobolka Gabiley Oo Loo Qaybiyay Qalab Ufudaynaya Qodashada Beeraha! Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeeray Xarumaha Ciidanka Bool... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|