|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Kulan Baroor Diiq Ah Oo Magaalada Boorama Loogu Qabtay Marxuum Ibraahim Oo Kamid Ahaa Ardayda Jaamacada Camuud.
July 9, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Kulan loogu baroor diiqayo alle ha,unaxariistee marxuum ibraahim cabdishakuur oo katirsanaa ardayda jaamacada camuud oo uu toogtay askari boolis ahi Ehelada arday marxuum ibraahim ayaa kazoo qaybgalay kulan loogu baroordiiqayo wiilkoodii oo ay gacan ka gardarani dishay. Sidoo kale kulan oo ay ku suganaayeen madaxdhaqameed kayimid punthland ayaa lagaga tacsiyadeeyay geerida ardaygaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;
Related posts:Xildhibaan Koodbuur Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Ku Xeeran Somaliland Iyo Waxyaabaha La Gud... Gudoomiye Ciro Oo Safar Ugu Baxay Magaalada Berbera Booqashana Ugu Tagay Eheladii uu Ka Baxay Taliye... Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Maamulayaasha Kastama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|