DAAWO;-Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ku Baaqay Ololaha “Muwaadin Nala Qurxi Magaalada” Oo Maalinta Bari La Fulin Doono. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ku Baaqay Ololaha “Muwaadin Nala Qurxi Magaalada” Oo Maalinta Bari La Fulin Doono.
July 23, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada gabiley oo uu horkacaya maayarka maxamed amiin ayaa shaaciyay olole nadafadeed oo noociisu ku cusub yahay dalka oo maalinta bari ah laga fulin doono magaalada gabiley.

Ololaha oo logu magac daray “muwaadin Nala Qurxi Magaalada Oo Maalinta Bari ah Magaalada gabiley lagaga Ururin doono Dhagxaanta iyo wixii la mid ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS