|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gabadh Taxi Kaga Shaqaysata Magaalada Hargaysa Oo Ka Warantay Dhacdooyinka Cajiib Oo Ay Kala Kulanto Macaamiisha!
July 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Iqra Maxamed Xasan oo ah gabadh magaalada hargaysa kaga shaqaysata taxi dhaweeye ah ayaa ka warantay mudadii ay ku shaqaynaysay taxigan iyo waxyaabaha ay kala kulanto macaamiisha ay qaado. Sidoo kale gabadhan ayaa ka warantay dhaqaalaha ay ka hesho bishii gaadhigan Dhanka kale gabadhan ku shaqaysata taxiga ayaa sheegtay in caqabadaha ugu badani ay kaga yimaadaan dumarka ay qaado. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:“Saldhiga Militari Ee Laga Samaynayo Magaalada Berbera Waa Bidaari Sibiqbay Kugu Gashaa” C/rax... Madaxweynaha Jsl Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Curashada Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamk... Daawo:Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Horjoogaha Khaatumo Cali Khaliif Gal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|