DAAWO;-Faah Faahin Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Faah Faahin Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
July 4, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Shil laba gaadhi oo isku dhacay ayaa ka dhacay duleenka magaalada gabiley kaasi oo sobobay dhimashada hal qof iyo dhaawac 8qof oo kale.

Sidoo kale dad waxyeeladu kazoo gaadhay shilkan ayaa lagu dabiibayaa cisbitaalka magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO FAAH FAAHINTA WARKAN;

https://youtu.be/Ia5S-G8BJBA

 

COMMENTS
LINKS