|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ehelada Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Haystay Magaalada Hargaysa Oo Baaq Culus Udiray Xukuumada.
July 13, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ehelada gabadh kufsi iyo dil loogu haystay Xaafada Maxamed Mooge ee magaalada hargaysa ayaa ka hadlay dil iyo kufsi loo gaystay marxuumad lagu magacaabi jiray Hinda Cumar taasi oo falkan ay ugaysteen sida ay eheladu sheegeen wade bas iyo kirish boygii la socday. Sidoo kale ehelada marxuumadan ayaa ka waramay dhacdadan iyo cadaymihii ay dhakhaatiirtu usheegeen in ay ugeeriyootay. Dhanka kale ehelada marxuumadan kufsiga iyo dilka loo gaystay ayaa laamaha amaanka iyo xukuumada ugu baaqay in wax laga qabto falkan foosha xun. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gar Baa Loo Yahay Islaam; Sida Uu Faysal Hadda keligii Ugu Tagri falayo Xarunta Xisbiga Waxay keeni ... DAAWO;“Hadii Ay Jirto Cid Beelo Ah Oo Shir Loo Qabanayo Waxaa U Baahan Ceel Afwayn,Ee Burco Uma Baah... Marooko Iyo Nigeria Oo Maanta Ku Tartamaya Finalka Koobka Qaramada Kubada Cagta Qaraada Afrika Ee Ch... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|