DAAWO;-Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xisbi Xaakimka+ Waxa Laga Filan Karo Golaha Cusub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xisbi Xaakimka+ Waxa Laga Filan Karo Golaha Cusub!
July 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dood xasaasiya Oo Uu soo Qab qaabiyay Tvga MMTV Taasi oo dulucdeedu ahayd maxaa laga filan karaa Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada Somaliland iyo Waxyaabaha horyaala ee ay bulshadu ka filayso in ay qabtaan.

Doodan ayaa waxaa ka qaybgalay afar xildhibaan oo kazoo kala baxay xisbiyada Wadani, Xildhibaan Barkhad batuun Ucid Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax iyo kulmiye Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Iyo Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje,

Sidoo kale waxaa dooda ka qayb qaadanayay siyaasiga madaxbanaan ee Cali guray.

Dhanka kale doodan xildhibaanada mucaaridka iyo muxaafidka ayaa waxaa si adag loogaga hadlay hirdanka udhexeeya mucaaridka iyo xisbi xaakimka ee shir gudoonka golaha oo dhinacwalba soo bandhigay waxyaabaha ay kusoo xusheen gudoomiyaha golaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS