DAAWO;-Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Qaab Cusub Loogu Soo Qariyay Jawaanada Qaadka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Qaab Cusub Loogu Soo Qariyay Jawaanada Qaadka!
July 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka booliska somliland ayaa gacanta ku dhigay khamri tiro badan  kaasi oo lagu soo qariyay jawaanada qaadka.

Taliyaha ciidanka booliska somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay ciidanku uqabteen maandooriyahan iyo halka lagu qabtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS