|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidanka Booliska Degmada Wajaale Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Ay Usoo Qabteen Lacag Ay Gabadhi Kaga Dhex Tagtay Gaadhi Bijaaj.
July 16, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Ciidanka booliska Degmada Tog wajaale Ee Gobolka gabiley ayaa gacanta kuso dhigay 20000kun Oo Dollar Oo gabadhi kaga dhex tagtay Gaadhi bijaaj ay soo raacday Taliska ciidanka booliskadegmada tog wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay uheleen gaadhi bijaajka ay gabadhu kaga dhex tagtay oo aan iyagu baafin lagacta lagu ilaaway Dhanka kale gabadha lahayd lacagtan ayaa kadreen celisay soo qabashada lacagta ay bijaajka ku dhex ilawday iyadoo ciidamada booliska ga mahad celisay hawlgalka ay kusoo qabteen . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Qaar Ka Mida Odayaasha Degmada Oog Oo Musuq Maasuq La Xidhiidha Raashinkii Mucaawinada Ku Eedeeyey M... Warbaahinta Turkiga Oo Sheegtay In Imaaraadku Saldhigga Uu Somaliland Ka Samaystay Kaga Hor-tagayo I... Yaa lahaa masuuliyada baaqashada kulankii la filaayey inuu xalay Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaro Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|