|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Buug Uu Qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa.
July 16, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Buug uuu Qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa caawa lagu soo bandhigay huteelka Maansoor ee magaalada hargaysa Kaasi oo munaasibada Bandhiga ay kazoo qaybgaleen badi madaxda iyo haldoorka bulshada reer Somaliland iyo kumanaan shacabka caasimada ah. Sidoo kale waxaa munaasibada bandhiga buuga Hawaale Waran” ee abwaan hadraawi kazoo qaybgalay abwaano,qoraayo kuwaasi oo ka waramay doorkii suugaanta iyo halganka ee abwaan maxamed ibraahim warsame “hadraawi” HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BANDHIGA BUUGA HAWAALE WARRAN; Related posts:Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Shaaciyay Jadwalka Rasmiga Ah Ee Imtixaanka Shahaadiga Ee Fasa... Daawo Siyaasi Cawil Cali Sugule Oo Dhul Boob Ku Eedeyey Mareeyihii Dekeda Berbara Iyo Cali Mareexaan... Qaar Kamid ah Odoyaasha Laascaanood Oo Sheegay In Uu Ka Muquurtey Gudoomiyaha Gobolku Hawshiii Qara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|