DAAWO;-Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Abwaan Hadraawi Iyo Qiso Dhex Martay Siyaad Bare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Abwaan Hadraawi Iyo Qiso Dhex Martay Siyaad Bare.
July 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” oo ka qaybgalay bandhiga bug uu qoray abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi” ayaa ka waramay taariikhda abwaan iyo doorkii uu kazoo qaatay halgankii iyo wakhtigii ay isbarteen

Sidoo kale Qoraa Boobe ayaa ka sheekeeyay Qiso dhexmartay abwaan hadraawi iyo siyaad bare rajiibkii somaliya madaxwaynaha ka ahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS