|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buug Laga Qoray Taariikhdii Iyo Halgankii Maxamed Mooge Oo Lagu Qabtay Hargaysa.
July 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Bandhiga bug laga qoray taariikhdii iyo halgankii Muj/fanaan Maxamed Mooge Liibaan ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxda xisbiyada mucaaridka,xukuumada, awbaano iyo boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland. Munaasibada bandhiga buuga maxamed mooge ayaa laga jeediyay hadalo la xidhidha taariikh iyo doorkii uuu ku lahaa halgankii lagu xoreeyay jamhuuriyada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Aas Qaran oo Loo Sameeyay MARXUUM Sheekh Cabdillaahi Diiriye Sooraan Oo maanta Ku Geeriyooday... Daawo:Fadeexadii Ugu Waynayd Oo Dulhoganasa Haayada Shaqaalaha Mid Ka Mid Ah Dhalinyaradii Gashay Im... DAAWO; Gudida Qandaraasyada Qaran Oo Tartan Uqabatay 33 Shirkadood Oo Utartamaya Dhismaha Jeelka Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|