DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Ibraahim Oo Katirsanaa Ardayda Jaamacada Camuud. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Ibraahim Oo Katirsanaa Ardayda Jaamacada Camuud.
July 8, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada boorama aas qaran loogu sameeyay marxuum ibraahim cabdishakuur oo katirsanaa ardayda jaamacada camuud kaasi oo dhwaan askari ciiidanka booliska katirsani oo u toogtay jaamacada

Boqolaal kamid ah ardayda jaamacada camuud,waxgaradka iyo maamulka gobolka iyo ka degmada boorama ayaa k qaybgalay jinaasada aaska marxuum ibrhaaim

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/SBXGhKIJNQc

COMMENTS
LINKS