|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Deegaanka Beerato Ee Gobolka Oodwayne Loogu Sameeyay Marxuum Ganacsade Maxamed Ciise (Musbaar).
July 24, 2021 - Written by Editor:OODWAYNE(W,N)-Alle Ha,Unaxariistee Waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Deegaanka beerato ee gobolka oodwayne marxuum Muj/ganacsade maxamed ciise cilmi(musbaar) oo Maalintii shalay ku geeriyooday magaalada hargaysa oo kamid ahaa Odoyaasha waawayn reer somaliland ee kasoo qayb qaatay Halgankii iyo dib udhiskii jamhuuriyada somaliland. Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay Wasiiro,madaxdhaqameed, mujaahidiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan deegaanada somalida kuwaasi oo ka waramay taariikhdii iyo shakhsiyadii marxuum Xaaji Maxamed Musbaar. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wargeyska Caan Ah Oo Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Ayaa Warbixin Dheer Ka Qoray Somaliland Iyo Halist... Siyaasi Cali Guray Oo ka Dareen Celiyay Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beelaha Gar-xajis, Sheegayna In... Xildhibaankii Abaabulay Mooshinkii Cardiff Oo Difaacay Eedo Kooxo Soomaali Ahi U Jeedisay Golaha Deg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|