“Ciidanka Milatarigu Shaqo Badan Oo Ciidanka Boolisku Leeyahay Ayay Bariga Ka Qabtaan”Taliye Dabagale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ciidanka Milatarigu Shaqo Badan Oo Ciidanka Boolisku Leeyahay Ayay Bariga Ka Qabtaan”Taliye Dabagale.
July 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Maxamed Aadan Dabagale oo maanta khudbad ka jeediyay kuliyada tababarka ciidanka booliska ee madheera ee lixle ayaa ka waramay xaalada abni ee dalka iyo falalkii ka dhici jiray magaalada hargaysa qaarkood oo yaraaday.

Sidoo kale taliye dabagale ayaa faah faahin ka bixiyay waajibaadka ciidanka booliska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/7aUHhrZ2miw

 

COMMENTS
LINKS