62Arday Oo Dhigta Jaamacada Hargaysa Ayaa Cabasho La Hortagay Wasaarada Waxbarashada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
62Arday Oo Dhigta Jaamacada Hargaysa Ayaa Cabasho La Hortagay Wasaarada Waxbarashada.
July 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-62 arday oo dhigta jaamacada hargaysa ayaa cabasho la hortgay wasaarada waxbarashada kuwaasi oo deeq wasaaradu bixisay ku dhigta jaamacada balse hada looga soo eryay jaamacada in ay bixiyaan lacagtii fiiga ahayd.

Ardaydan oo kasoo kala jeeda lixda gobolka ee dalka ayaa fariimo udiray wasarada waxbarashada iyo madaxwaynaha.

Dhanka kale abwaan siciid maxamuud gahayr iyo xubno ka socday xisbiyada mcuaaridka ayaa ka hadlay cabashada ardaydan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS