Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Hankiisii Maayarnimo Uga Tanaasulay Cabdikariim Axmed Mooge Iyo Gudoomiye faysal Oo Ka Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Hankiisii Maayarnimo Uga Tanaasulay Cabdikariim Axmed Mooge Iyo Gudoomiye faysal Oo Ka Hadlay!
June 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cudhay ooh ore ushaaciyay in uu usharaxan yahay maayarka caasimada hargaysa ayaa ka tanaasulay hankiisii isagoo sheegay in uu utanaasulay Xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo kazoo baxay xisbiga wadani

Munaasibada uu ku tanaasulay siciid cudhay oo ay goob joog ka ahaayeen gudoomiyaha faysal cali waraabe iyo xildhibaan loo tanaasulay ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay gudoomiye faysal oo sheegay in  xisbiga ucidna uu qaatay maayar kuxigeenka sida uu dhiga heshishka isbahaysi ee labada xisbi ee wadani iyo ucid.

Dhanka kale cabdikariim axmed mooge ayaa uga mahad celiyay xildhibaan siciid cudhay tanaasulka uu u sameeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS