Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Sheegay Arintii Uu Uga Baxay Xisbiga Kulmiye In Ay Ahayd Mid Saamaynaysa Ilaa Afar Jiil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Sheegay Arintii Uu Uga Baxay Xisbiga Kulmiye In Ay Ahayd Mid Saamaynaysa Ilaa Afar Jiil.
June 25, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Eng Axmed Cabdi Ibraahim (Tima Jilic) oo kamid ah xildhibaanadii kasoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay Taariikhdiisa iyo waxyaabaha uqorshaysan ee doonaya in uu golaha wakiilada Somaliland ka dhex fulin doono.

Sidoo kale xildhibaan Axmed Cabdi Ibraahim (tima jilic) oo hore uga tirsanaa xisbiga kulmiye balse nasiib daro ay xisbigu uu ka waayay boos uu iska sharaxo balse markii danbe xisbiga mucaaridka ee wadani Uu ka helay  iska sharaxay oo uu ka soo baxay  ayaa ka waramay wixii kaga dhacay xisbiga kulmiye oo uu sheegay in ay saamayn ku yeelan doono ilaa jiilka afraad ee beesha uu kazoo jeedo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS