|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Shacabka Reer Jabuuti Iyo Madaxwaynahooda Ku Hambalyaynayaa Xuska Sanad Guurada 44Aad Ee Xoriyada Jabuuti”Halgamaa Shamis Qarda Jeex.
June 28, 2021 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Halgamaa shamis Cali Faarax “Shamis qarda jeex” oo kamid Ahayd hablihii fanaaniinta ahaa ee doorka laxaadle ka qaaday Xornimo doonkii dalka jabuuti qaada heesta calanka jabuuti Ayaa shacabka reer jabuuti ku hambalyaysay 44guurada kazoo Wareegtay markii ay guumaystaha faransiiska ka qaateen Madaxbanaanida 27june 1977 kuna began 27/06/2021 iyagoo Ilaahay uga bariday in sanadkaa sanadkiisa ay ku gaadhaan bash Bash iyo barwaaqo shacab iyo madaxba. Sidoo kale Fanaanad Halgamaa shamis Qarda jeex ayaa fariin La xidhiidha daryeelka fanaaniintii ka qayb qaatay Halgan udirtay Madaxwaynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd oo ay urajaysay cimri dherer iyo caafimaad qab in ay ku waaraan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Dhowrista Tayada Oo Cadeeyay In Sifo Sharci Ah Ay Dalka Kusoo Gashay Tuba... Dood kulul Oo Dhexmartay Cali Khaliif Iyo Profser Axmed Ismaciil Samater + Su’aalo Badan oo Lawaydi... Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Aqbalay Is Casilaadii Hailemariam Desalegn Iyo Xubnaha La Saadaalinay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|