|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Maqlayay Qaar Kulmiye Ah Oo Leh Isbahaysigu Waa Xaaraan, 2005 Ma Xalaal Ayuu Ahaa”Gudoomiye Cirro’
June 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay isbahaysiga laba xisbi mucaarid iyo ilaa hada guulaha ay ka gaadheen hanashada maayarada dalka iyo shir gudoonka golaha Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa ka jawaabay hadalo kazoo yeedhay xisbiga kulmiye oo kusaabsan isbahaysiga mucaaridka isagoo xasuusiyay isbahaysigii 2005 ee kulmiye iyo ucid oo uu isagu gudoomiyaha golaha wakiilada ku noqday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Weerarro Dad Badani ku Dhinteen Oo Maanta Lagu Qaaday Xarun Wargeys Ku Taalla Magaalada Paris. Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qeyb-galay Aas Wadareed Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib Iyo ... Guddida Xallinta Khilaafaadka Musharixiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashooyin Kasoo Gaadhay Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|